Al-Shabaab oo shaacisay nooca iyo sida loo fuliyey qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir

Iyadoo saacadihii ugu dambeeyey ay soo baxayeen warar sheegaya in qaraxii shalay ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka banaadir lagu tuhunsan yahay inuu ahaa ismiidaamin oo ay fulisay haweeney ayaa war cusub oo ay soo saartay Al-shabaab waxaa ay ku sheegtay in qaraxaasi aanu ahayn ismiidaamin. Warbaahinta taageerta Alshabaab oo soo xigatay saraakiil ka tirsan Xarakada … Continue reading Al-Shabaab oo shaacisay nooca iyo sida loo fuliyey qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir